Marxuum Gen. Darwiish oo lagu aasay Kismaayo iyo madax kala duwan oo ka qeyb gashay

Allaha u naxariistee Meydka Wasiirkii arrimaha gudaha Jubbaland Gen. Maxamed Warsame Darwiish ayaa maanta lagu aasay magaalada Kismaayo. Gen. Maxamed Warsame Darwiish ayaa maalmo ka hor ku geeriyooday isbitaal ku yaalla dalka Germany ka dib markii ay la soo derseen xanuuno kala duwan, maanta ayaana meydkiisa dib loogu celiyey magaalada Kismaayo. Aaska ayaa waxaa ka … Continue reading Marxuum Gen. Darwiish oo lagu aasay Kismaayo iyo madax kala duwan oo ka qeyb gashay